Posts

Ogaal-nafeed ( self-awareness)

Image
  I nta aana qeexin ogaal-nafeed bal aan  isyara waydiino maxaw yahay ogaal-nafeedka faa'iidadiisa iyo sababaha ugu baahanahay ogaal-nafeed. و في انفسكم افلا تبصرو ن   Tafaasiir caamka ah ay dhagaheena maqlaan waxaa waaye ( naftiina amaana arkeenin sida aad u abuuran tihiin).  Qofka wuxuu ka koowan yahay aduunyo dibadeed iyo mid gudeed. Marka miyaadan lahayn ogaal-nafeed ? Waa maxay ogaal-nafeed  Ogaal-nafeed: waa lahaanshiyaha awooda ruuxa naftiisa hoose ugu warhayn karo, ugu waraysan karo, waxna iska waydiin karo, iskana war-celin karo, qeexi karo dareemahiisa meesha ay kasoo burqanayaan, baahiidiisa inta ay sii diran yihiin iyo salka ay ku fadhiyaan. Ogoow gudahaada waa kaydka dareema-haada , xasuusa haada, loolan kaada iyo ladnaan-shiyahaada intaba. Sababta ugu baahanahay ogaal-nafeed   Marar badan waxaa dhacda in dabeelaha ay daruufaha nolosha kiciyaan gudahaaga ay daboolaan oo waa adiga dhacdo kasta la falgalay ee dabeecad ka tushay. Shalay haday qalbi jab iyo qiyaano kugu d