Posts

Ogaal-nafeed ( self-awareness)

Image
  I nta aana qeexin ogaal-nafeed bal aan  isyara waydiino maxaw yahay ogaal-nafeedka faa'iidadiisa iyo sababaha ugu baahanahay ogaal-nafeed. و في انفسكم افلا تبصرو ن   Tafaasiir caamka ah ay dhagaheena maqlaan waxaa waaye ( naftiina amaana arkeenin sida aad u abuuran tihiin).  Qofka wuxuu ka koowan yahay aduunyo dibadeed iyo mid gudeed. Marka miyaadan lahayn ogaal-nafeed ? Waa maxay ogaal-nafeed  Ogaal-nafeed: waa lahaanshiyaha awooda ruuxa naftiisa hoose ugu warhayn karo, ugu waraysan karo, waxna iska waydiin karo, iskana war-celin karo, qeexi karo dareemahiisa meesha ay kasoo burqanayaan, baahiidiisa inta ay sii diran yihiin iyo salka ay ku fadhiyaan. Ogoow gudahaada waa kaydka dareema-haada , xasuusa haada, loolan kaada iyo ladnaan-shiyahaada intaba. Sababta ugu baahanahay ogaal-nafeed   Marar badan waxaa dhacda in dabeelaha ay daruufaha nolosha kiciyaan gudahaaga ay daboolaan oo waa adiga dhacdo kasta la falgalay ee dabeecad ka tushay. Shalay hada...